Midowga Yurub ayaa si kulul u cambaareeyay dagaal seddaxdii maalmood ee la soo dhaafay ka socday magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubbada Hoose. Afhayeen u hadlay madaxa siyaasadda arrimaha dibedda Midowga Yurub, Catherine Ashton ayaa sheegay in cambaareysay dagaalkii ka dhacay Kismaayo oo ay sheegtay inay ku naf waayeen dad badan oo rayid ah. War-qoraal [...] Midowga Yurub oo cambaareeyay dagaalkii Kismaayo | www.limit.ws
No hay comentarios:
Publicar un comentario